fbpx

Somali

Noogu imoow St. Cloud, Minnesota iyo Nawaaxigeeda!

Waxbaad u kuurgelysaa, soow sidaa maaha? Wanaag baad ka maqashay St. Cloud iyo Nawaaxigeeda in ay tahay meel lagu noolaado lagana shaqeysto, oo sababtaas ayaad haddana bogeena u soo booqatay si aad wax badan uga ogaato.

Marka aad ku noolaato St. Cloud iyo Nawaaxigeeda dhabtii nolol baad ku nooshahay! Waxaad heli doontaa dad ku soo dhaweeya, deris/jaar kala duwan iyo qurux dabiici ah. Waa xurun goboleed leh goobo caafimaad, ganacsi iyo gaadiid, waxbarasho sare iyo muwaadiniin dhaqano kala duwan ka kala yimid, waxaad naga heleysaa fursado aad u fiican.

Bogeena badidiisu afka Ingiriiska ayuu ku qoran yahay, laakiin ma dooneyno in taasi kaa horjoogsato in aad waxbadan ogaato ama aad na weydiiso su’aalo. Fadlan eemayl noogu soo dir info@greaterstcloud.com – adigoo luuqadaada isticmaalaya – si dhaqso ah ayaanna kuugu soo jawaabi doonaa.

Mahadsanid. Waxaan rajeynaynaa in aan dhawaan kugu aragno St. Cloud iyo Nawaaxigeeda!